Weriye ka tirsan Idaacadda VOA oo la dhigay xabsiga Magaalada Baydhabo

Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa la sheegay iney xabsiga u taxaabeen wakiil wareedkii Idaacadda Codka Mareykanka (VOA) ee magaaladaas Mukhtaar Maxamed Catoosh. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay galabta ka qabteen magaalada Baydhabo Weriye Catoosh ayna xabsiga dhigeen, iyadoo aan la shaacin, sababta loo xiray iyo waxa lagu heysto. Hotel uu ku sugnaa … Continue reading Weriye ka tirsan Idaacadda VOA oo la dhigay xabsiga Magaalada Baydhabo